Saan-saan dagaal oo laga dareemayo B\xaawo ee Gobolka Gedo

0

Saan saan dagaal ayaa laga dareemayaa degaanno iyo degmooyin ka tirsan  Gobelka gedo, sida ay inoo sheegeen Goobjoogayaal ku sugan Degmada Balad xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in laga yaabo in goordhow uu halkaasi ka qarxo dagaal u dhexeeya cidanka dowladdu ay halkaas dhawaan geeysay ee Haramcadda looyqaanno iyo ciidanka Jubaland uuna haggaaminaya wasiirkii dhawaan baxsaday Cabdirashiid Xasan  Cabdi Nuur (Janan).

Balad-xaawo iyo Dooloow ayaa sida la sheegay waxaa laga dareemaa saan-saan dagaal, waxaana hoggaaminaya ciidanka wasiir Janan.

Maal mihii ugu danbeeyay ayaa waxaa jiray dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayay degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo, waxaana jirtay in dowladdu ay halkaa ciidammo farabadan ku daabulaysay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here