Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur oo Dhaliilay Dowladda Dhexe.

0

Cabdi raxmaan Cabdi shakuur Warsame hogaamiyaha xisbga Wadajir ayaa dowladda dhexe waxaa uu ku eedeyay in ay hareer martay waxyaabihii loo igmaday.

C\raxmaan ayaa ku dhaliilay dowladda in ay ku fashilantay amniga dalka iyo la shaqaynta maamul Goboleedyada dalka ka jira, waxaana uu si gaar ah ugu eedeyay dowladda sharci ku tumasho iyo ka tagrifal awoodeed.

Waxaa uu sheegay in seddexdii sano ee uu xilka hayay Farmaajo  uu dhammaan ku guuldarraystay dhinacyada, dhisidda ciidanka qaranka, lashaqaynta  maamul goboleedyada iyo in wada hadal lalafuro maamulka gooni iskutaagga Somaliland

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here