Urur Goboleedka IGAD oo Ka Hadlay Doorashadda Ka Dhacday Dhuusa-mareeb

0

Urur Goboleedka IGAD ayaa qoraal ka soo saaray Doorashadii maanta ka dhacday Magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Qoraalka IGAD ayaa loogu hambalyeeyay Madaxweyne Axmed Qoor Qoor, iyagoo ugu baaqay dhinacyada Galmudug inay kala duwanaanshaha, iyagoo loo marayo wada hadal.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here