Urur Goboleedka IGAD ayaa qoraal ka soo saaray Doorashadii maanta ka dhacday Magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.
Qoraalka IGAD ayaa loogu hambalyeeyay Madaxweyne Axmed Qoor Qoor, iyagoo ugu baaqay dhinacyada Galmudug inay kala duwanaanshaha, iyagoo loo marayo wada hadal.


