Madaxweyne Xaaf oo Qoraal u Direy Beesha Caalamka

0

War-saxaafadeed kasoo baxay Xaafiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa lagu wargaliyey beesha caalamka iyo dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya in Madaxweyne Xaaf uu wakaalashada kala noqdey dowladda federaalka maadama ay dawladda federaalka ku takrifashey wakaalashada uu madaxweynahu ku wareejiyay wasaarada arimaha gudaha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here