Ilmo Yar Oo Mucjiso ah Oo Ku Dhashay Dalka Hindia+ Sawiro

0

Hooyo hindiyaan ah  oo ku Nool dalka Indin ayaa dhashay 2-ilmo oo mataano ah oo isku dhagan kuwaasi oo wadaaga dhamaan jirko oo idil marka laga reebo Madaxa,

Matanahaan ayaa ku dhashtay Xarun Caafimaad uu Ku taala deegaanka Kunpur ee woqooyiga dalka India ee qaarada Asia,

Hooyada Labada ilmo dhashay oo Lagu magacaabo Anita Kumar ayaa sheegtay in ay aad ugu dhibaatootay  foosha Labadaan ilmo balse markii dambe ay dhasheen iyagoo isku dhagan oo wadaaga dhamaan jirka laakin leh labo madax,

304FB54A00000578-3405329-image-a-16_1453146086496 (1) 304DD76400000578-3405329-image-a-4_1453143024160 304DD70F00000578-3405329-image-m-6_1453143285703

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here