Hooyo hindiyaan ah oo ku Nool dalka Indin ayaa dhashay 2-ilmo oo mataano ah oo isku dhagan kuwaasi oo wadaaga dhamaan jirko oo idil marka laga reebo Madaxa,
Matanahaan ayaa ku dhashtay Xarun Caafimaad uu Ku taala deegaanka Kunpur ee woqooyiga dalka India ee qaarada Asia,
Hooyada Labada ilmo dhashay oo Lagu magacaabo Anita Kumar ayaa sheegtay in ay aad ugu dhibaatootay foosha Labadaan ilmo balse markii dambe ay dhasheen iyagoo isku dhagan oo wadaaga dhamaan jirka laakin leh labo madax,



