War Deg Deg:-Rasaas Ka Dhacaysa  Afaafka hore ee Madaxtooyada Somaliya

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Rasaas laga maqlayo  Caawa Magaaladda muqdisho.

Rasaasta oo u muuqato mid la is weydaarsanayo ayaa waxaa la soo sheegaya in ay ka socoto inta u dhaxeyso Villa Somalia iyo Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen wariyayaal goobta ku sugan, waxaa hakad galay isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Warar soo baxaya ayaa sheegay in kooxo ka kooban 5-dagaalyahan ay galeyn Hoteelka SYl,islamarkaana ay halakas ka dagaalamayaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here