Al-shabaab oo Toogasho Kawada Gudaha Hoteelka SYL

0

Xarakadda Al-shabaab ayaa war kasoo saartay Weerarka caawa lagu qaaday Hoteelka Syl ee magaaladda muqdisho.

Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay in dagaalyahano ka tirsan ciidankooda ay gudaha u galeyn hoteelka Islamarkaana ay wadaan toogasho  loo geysanayo mas’uuliyiinta ku sugan Hoteelka.

Shabaab ma aysan sheegin ragga ay ku dileen Gudaha Hoteelka SYL.

Dhanka kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here