Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Qaraxaan ayaa ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaaladda Muqdisho, waxaana lala eegtay Kolonyo ka Tirsan Ciidamadda Midowga Afrika Amisom.
Goobjooge ayaa inoo sheegay in qaraxa kadib la maqlay rasaas fara badan ay ridayeen Ciidamadda Amisom.
Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxaan ka Dhacay Wadada Warshadaha.
jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacay

