Wararka Akhriso;-DFS oo War Kasoo Saartay Colaad Kasoo Cusboonaatay Gobolka Mudug By Radio Simba - Aralık 8, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga walaacsantahay dirirta iyo colaadaha maalmihii lasoo dhaafay kasoo cusboonaaday qeybo kamid ah Gobolka Mudug kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac. press-re