Labada Aqal ee BaarlamaankaSoomaaliya oo Kulan Ku Yeelanaya Muqdisho

0

 

Xildhibaanadda labadda Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Magaaladda muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah meel marinta Habraaca Ansaxinta dib u eegista Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Somaliya.

Xildhibaanada Labadda aqal ayaa loo kala direy fariimo loogu sheegayo in kulanka ay soo xaadiraan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here