Xildhibaanadda labadda Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Magaaladda muqdisho.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah meel marinta Habraaca Ansaxinta dib u eegista Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Somaliya.
Xildhibaanada Labadda aqal ayaa loo kala direy fariimo loogu sheegayo in kulanka ay soo xaadiraan.

