Jeesow:-“Madaxda DFS Iyo Shacabka beledweyne Ma Sameynin Ka Hortag”,+Dhageyso

0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda DowladdaSoomaaliya iyo shacabka Magaaladda beledweyne ku eedeeyay in aysan sameyn ka hortag lagu sameeyo khasaaraha ka dhasha fatahadaaha Wabiga Shabeelle.

Jeesow oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in Dowladda ay aysan qorshe u diyaarinin  fatahadaaha Wabiga Shabeelle Xaafadaha Magaalada Beledweyne ku fatahay,sidoo kalana aysan diyaarinin qorshe ku aadan in laga hortago khasaaraha uu geysan karo.

Dhanka kale Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa shacabka Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku eedeeyay in aysan sameynin isku tashi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here