Al-shabaab oo Sheegay in ay Dileen Sarkaal Ka Tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir

0

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda Qarax ka dhacay Isgoyska Taleex Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay in qarax lala beegsaday gaari uu lahaa mid kamid ahaa saraakiisha maamulka gobolka Banaadir.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayay ku sheegtay in  ay ku dishay sarkaal ka tirsanaa howlwadeennada Maamulka Gobolka Banaadir sida ay baahisay Idaacadda Al-shabaab.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here