Madaxweyne Waare oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabelle

0

Madaxweynaha Dowladd Goboleedkda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa  Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabelle, guddigaasi oo ka kooban xubnaha Golaha wasiirada Hirshabelle, iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here