Madaxweynaha Dowladd Goboleedkda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabelle, guddigaasi oo ka kooban xubnaha Golaha wasiirada Hirshabelle, iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.


