Madaxweyne Farmaajo oo Ku Wajahan Magaaladda Dhuusa-mareeb

0

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), iyo wafdi  uu hogaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda Galmudug.

Ujeeddka madaxweyne Farmaajo ee Dhuusa-mareeb ayaa ah soo xiridda shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha galmudug oo maalmihii dambe ka socday magaaladda Dhuusa-mareeb.

Amaanka magaaladda Dhuusa-mareeb ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana amniga sugaya ciidamadda Gaarka ah ee Madaxtooyadda Soomaaliya oo shalay halkaas gaaray.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here