Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda Galmudug.
Ujeeddka madaxweyne Farmaajo ee Dhuusa-mareeb ayaa ah soo xiridda shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha galmudug oo maalmihii dambe ka socday magaaladda Dhuusa-mareeb.
Amaanka magaaladda Dhuusa-mareeb ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana amniga sugaya ciidamadda Gaarka ah ee Madaxtooyadda Soomaaliya oo shalay halkaas gaaray.

