Dib u Dhac Ku Yimid Furitaanka Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug.

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa ku waramaya In dib u dhac uu ku yimid shirkii Dib u Heshiisiinta Galmudug.

Shirka ayaa lagu waday in maanta Furmo balse waxaa la sheegay in cilado farsamo u baaqday.

Lama oga xiliga sida rasmiga ah u furmi doono shirka dib u Heshiisiinta Galmudug.

Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaaladda Dhuusa-mareeb ayaa lagu waday in maanta uu furo shirka sida qorshaha ahaa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here