Osoble:-“Raisulwasaare Kheyre Galmudug Dhisan Ayuu Burburay”,+Dhageyso

0

Xildhibaan C/qaadir Cosoble Oo kamid ah Xildhibaanadda Golaha shacabka eee Barlamaanka Soomaaliya oo wareysi Siinayay Warbaahinta Simba ee Magaladda Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyay dawladda soomaaliya asigoona ku eedeeyay inay bur burisay Maamulkii u dhisnaaa Maaamulka Galmudug.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Dawladda ay burburisay maamulka galmudug ayadoona illaaa iminka aysan wax maamul u dhisan.

Waxaa uu sidoo kale  ka hadlay booqashadda raisulwasaaraha uu ku tagay deegaanadda gal mudug iyo waxyaabaha uu ka soo qabtay.

Dhanka kale Xildhibaaan C/qadir Cosoble oo ka mid ah xildhibaanadda Golaha shacabka ayaa waxaaa uu ka hadlay Dhismaha Maamul Goboleedyadda Dalka ka Jira gaar ahaan maamuladda Jubland iyo Gal mudug.

Xildhibaaanka ayaa  sheegay in Dawladda ay Xoog ku bur burisay Gal mudug  ayadoona Gal mudug ay la doonayso waxyaabihii ka dhacay maamulka Koonfur galbeed taasina aysan u dulqaadan Karin hayday Xildhibaaano yihiin.

Talaabadda ay qaadayaan haday xildhibaano yihiin ayuu sheegay  inay tahay in ay isla xisaabtan dhab ah ay marsiin doonaan xukumadda haduu furmo kal fadhiga mudanayaaasha.

   

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here