Shaqaalaha DFS & Kuwa Gaarka ah oo La Fasaxay Curashada Sannadka Islaamka

0

Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS ayaa shaacisay in shaqaalaha DF & kuwa gaarka ay fasax yihiin Beri oo Sabti ah,31-8 2019,ama 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka dartiisa,sidoo kale ku beegan maalintii uu nabigeena Suuban NNKHA ka hijroodey Magaalada Maka una hijroodey Madiina.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here