Sawiro:-Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe Oo la dhaariyay

0

 Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa markale maanta loo dhaariyay Madaxweynaha dowlad goboleedka  Jubbaland kadib markii ka guuleestay Musharixiin la tartameesay.

Madaxwayne Axmed Madoobe  ayaa helay 56 cod halka musharaxa ku xigay oo ahayd Canab Maxamed daahir ay heshay 17 cod Maxamed Muxumed ayaa isaguna helay 1 cod.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Sheekh Cabdi shakuur ayaa Axmed Madoobe  udhaariyay Madaxwayanaha Jubbland  iyadoo uu garab taagan yahay Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland Janaraal aadan koojaar.

  

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here