Somaliland oo Sheegtay in Maxkamad Lasoo Taagaayo Xildhibaan Abiib

0

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah, maxkamadna la horgayn doono.

 

 

Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Guddaha Cabdillaahi Xuseen Maxamed ayaa sheegay dacwada Maxamed Abiib ay Golaha Wakiilada dhex taalay muddo badan, isla markaana golaha laga waayay jawaab celin, taasina ay keentay in talaabo la qaado.

 

“Dibada ayuu u dhoofay waxa uu la kulmay masuuliyiin Somalilland duminteeda ka shaqaynaya, laamaha amniga waxaa qasab ku noqotay mar hadii baarlamaanku isagu shaqadiisii qabsanwaayay, in ay talaabo sharciya ka qaadaan” ayuu yidhi Wasiir Maxamed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here