DEGDEG:Dagaal mar kale ka qarxay Degmada luuq ee gobolka gedo.

0

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka socdo  degmada Luuq ee gobolka gedo

Dagaalka ka socdaa xaafado dhowr ah oo ka tirsan luuq iyada oo dadka iyo Gaadiid ee degmadasi uu ka hakad galay dhaqdhaqaqii ka socday

Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac hubka noocyadiisa kala duwan ay isku adeegsanayaan.

lama oga khasaaraha dagaalkaasi inta ku dhimatay iyo inta dhawaca ah hayeshee dagaalkaan oo daba socday kii shalay ayaa waxaa ku dhintay hooyo iyo gabadheeda iyo 2 qof oo kale oo shacab iyo askari kala ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here