Ciidanka boliiska soomaliyeed oo gacanta ku dhigay 21 qof oo qaar kood caan ah.

0

Howgal qaatay muddo 24 saac ah ayeey Ciidanka Boliiska Qeybta Guud kusoo qaqabteen dhalinyaro tiradoodu gaareyso 21 ruux kuwaas oo bulshada dhaxdeeda ka waday Anshax xumo iyo kala qobida wadajirka bulshada.

Boliiska ayaa bilaabay baaritaanka eedeysanayaasha si looga gun gaaro cida soo abaabushay falalkan ay ku kaceen dhalinyaradaan.

Waxaana la horgeydoonaa Maxkamada Awooda u leh.

Waxaa looga digayaa shacabka Soomaaliyeed ee kunool Caasimada iyo hareeraheeda in ay ka fogaadaan falalka Anshaxumada ah, hadalada kicinaya bulshada iyo Aflagaalada Muwaadiniinta.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here