jigjiga oo ka da,ay robab dabeylo wata

0

Wararka laga helayo deegaano ka tirsan dowlad degaanka soomalida  ayaa sheegaya in halkaas ay ka da’een roobab xoogan oo mahiigaan ah, kuwaasi oo siweyn loogu diirsaday.

Roobka ayaa si aad ah uga da’ay casimada dowlad degaanka ee jigjiga , iyadoona dabeyl la socotay roobka ay dumisay guryo ku yaallay degaano ka tirsan dowlad degaanka .

Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in roobkii ka da’ay jigjiga uusan geysan Khasaaro nafeed ah, hayeeshee uu jiro mid hantiyadeed.

 

Dhinaca kalana mamulka dowlad degaanka ayaa ku guda jiro samata bixinta dadka waxyeelada kasoo gartay robabka dabeylaha wata ee ka da,aya degaanada mamulkaasi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here