caasimada Taiwan oo ku duftay dhul gariir xoogan & japan dignin dirtay

0

Dhulgariir xooggan oo cabirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Taiwan , taasoo keentay in Japan Oo u dhow ay soo saarto digniin culus .

 

Dhulgariirka ayaa xuddun u ahaa xeebta Hualien, oo ku taal xeebta bari ee Taiwan, sida ay sheegtay hay’adda sahanka dhulka ee Maraykanka. Maamulka Cimilada Dhexe ee Taiwan ayaa sidoo kale diiwaangeliyay dhul gariir cabirkiisu yahay 6.5.

 

Xuddunta dhulgariirka ayaa qiyaastii 10 mayl ka hoos jirtay oogada dhulka, sida ay sheegtay Taiwan. Gariir ayaa laga dareemayay in ka badan hal daqiiqo magaalada caasimadda ah ee Taipei, halkaas oo wararka laga baahiyay ay muujinayeen muuqaalo dhismayaal gariiraya.

 

Inta la xaqiijiyay 1 qof ayaa ku dhintay 50 kale in ka badana wey ku dhawacmeen dhul gariirkaasi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here