Al:shabaab oo qarax ku dishay sargaal miino baare ahaa

0

Al shabab ayaa war kasoo saray qarax xoogan oo shalay ka geysteen degmada ceeldheer ee gobolka galgaduud ee mamulka galmudug

Al shabab qaraxaan oo masuliyadoodu sheegteen ayaa waxa ay shegeen in ay ku dileen sargaal ciiidan kaasi oo ahaa mine baare ku sugnaa ceeldheer maadama xiliga qaraxu dhacayay ku wajahnaa madaxweyne xasan sheikh amniga degmadaasina si weyn loo sugayay

Sidoo kalana al shabaab meysan bixin tafasiilaad intaa ka badan oo ay kaga hadlayaan qaraxaasi miinada ee ka dhacay celdheer oo ka mid ah degmooyinkii lagala wareegay

 

Dhinaca kalana ma jirto wax waraa kasoo baxay dhanka dowlada kaasi oo ay iyaguna kaga hadlayaan qaraxaasi al shabab ay ka geysteen degmada celdheer ee gobolka galgaduud

 

Isku soo wada duub ma ahan markii ugu horeysay ee al shabab  qarax ku disho sargaal ciidan oo ku sugan furimaha dagaal

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here