Xoghayahii joogta ee xafiiska Raysal wasaaraha oo Iscasilay

0

Xoghayahii joogta ee xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Subeyr ayaa goordhaw shaaciyay inuu iska casilay xilkaas.

Maxamed Abuukar Subeyr ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegay inuu iska casilay xilkii uu ka haayay Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here