Baarlamaanka oo Loo Gudbiyay Mooshin Ka Dhan Heshiishyo Lala Galay Ethopia

0

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah heshiisyadii iskaashiga amniga oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta

 

Guddoonka baarlamaanka ayaa qabtay mooshinkaan, sida lagu sheegay qoraal uu ku saxiixnaa xoghyaha baarlamaanka, waxaana mooshinka lagu sheegay inuu mid ka dhan ah heshiisyadii amni ee xukuumadda Soomaaliya ay la gashay labadaas dal.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here