Sarakiil Ka Tirsanaa Al-shabaab oo lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Mudug iyo Shabeeelaha Hoose

0

Dowladda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay magacyada labo horjooge oo katirsanaa Alshabaab oo lagu dilay duqaymo ka dhacay Mudug iyo Shabeellaha Hoose.

 

 

War saxaafadeed dowladda kasoo baxay ayaa lagu sheegay in duqaymahan lagu dilay laba horjooge oo lagu kala magacaabo Cumaraani Malaaq iyo Saabir.

 

Howlgalka hore ayaa ka dhacay degaan lagu magacaabo Nuun- Gare oo katirsan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose, waxaana lagu dilay Cumraani Malaaq Maxamed, oo ahaa horjoogihii Shabaab ee degaanka Bariire.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here