Isimada SSC Khaatumo oo Soo Saray Go’aano La Xariira Doorashadda Puntland

0

Guddi Isimmo ah oo ka socday SSC-Khaatumo, kuwaas oo maalmahaan ku howlanaa xal ka gaarista khilaafka siyaasadeed ee doorashada Puntland, ayaa maanta soo saaray go’aan xal u noqon kara ismariwaaga u dhaxeeya siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxweye Deni.

 

Isimmada oo saxaafadda kula hadlay Garowe, ayaa guddoonshay in doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland lagu qabto, 08- January 2024, waxayna sheegeen dib u dhac ku yimaada doorashada inuu keeni karo  xasilooni darro.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here