Mucaaradka Puntland oo War Kasoo Saaray Doorashadda Maamulkaas

0

Midowga Musharixiinta mucaaradka Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaaalada Garoowe, waxay ku baaqeen in xal nabadeed lagu dhameeyo hubanti la’aanta siyaasadeed ee ka jirta Puntland xilligan kala guurka ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here