Mucaaradka Maamulka Puntland oo Soo Saaray Qodobo Muhiim ah

0

Dallada ay ku midaysan yihiin kooxaha mucaaradka Puntland, ayaa shaaciyay in aanay aqoonsanayn guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Puntland ee PEC, kuwaas oo madaxweyne Deni uu xalay sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah.

War saxaafadeed ay soo saareen kooxaha mucaaradku ayay ku sheegeen, in dhismaha guddiga doorashada Puntland loo maray sifo sharci darro ah, sidaas daraadeedna ay wax kaste oo ay soo saaraan yihiin sharci darro.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here