Guddoonka Labadda Aqal oo Magacaabay Xubno Matalaya IGAD iyo Ururka Iskaashiga Islaamka

0

Guddoomiyaha golaha shacabka, Sheikh Aadan Mohamed Nuur Madoobe, iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka (OIC).

Labada guddoomiye ayaa sidoo kale waxay si wadajir ah u magacaabeen xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya Baarlamaanka Urur Goboleedka IGAD.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here