Madaxweyne Lafta Gareen oo isku Shaandheyn ku Sameeyay Golihiisa Wasiiradda

0

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), ayaa isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirrada, sida lagu sheegay wareegto goor dhowayd kasoo baxday madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Halkaan ka akhriso magacyada wasiiradda.

1: Ibraahim Cali Aadan Najax. Wasiirka caddaalada iyo garsoorka.

2: Xasan Cabdiqaadir Maxamed: Wasiirka amniga.

3: Nasro Aways Sheikh Xuseen: Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka.

4: Mustaf Axmed Iidow: wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare.

5: Isaaq Cali Subag: Wasiirka beeraha iyo waraabka.

6: Cali Sheikh Cabdullaahi (Cali Afgooye): Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda.

7: Maxamed Isaaq Ibraahim: Wasiirka macdanta iyo batroolka.

8: Saciid Cali Axmed Cumar: Wasiirka dastuurka.

9: Cabdifitaax Maxamed Macalin: Wasiirka kalluumaysiga iyo kheyraadka badda.

10: Eng. Diini Cabdinuur Maxamed: Wasiirka Bii’ada iyo isbeddelka cimilada.

11: Nuur Siidow Baabaa: Wasiirka diinta iyo awqaafka.

12: Dr. Ibraahim Maxamed Nuur: Wasiiru dowlaha madaxtooyada Koonfur Galbeed.

13: Maxamed Xuseen Caddaawe: Wasiir ku xigeenka gaadiidka.

14: Maxamed Qays Xasan: Wasiir ku xigeenka dhallinyarada.

15: Cumar Daa’uud Khaliif: Wasiir ku xigeenka macdanta iyo batroolka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here