Xildhibaanada labada aqal ee federaalka ku matala Puntland, kuwaas oo Garowe u joogay xal u helista khilaafka Siyaasadeed ee madaxweyne Deni iyo mucaaradka, ayaa soo saaray war murtiyeed ay ku sheegayaan in aysan suurta gal ahayn in doorasha qof iyo cod ah xilligeedii laga qabto Puntland.



