Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo XFS oo Iscasilay+Sababta

0
Agaasimihii guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdiqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii hey’addaas, una gudbiyay istiqaaladiisa Wasaaradda amniga Gudaha.

Cabdiqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa ka mid ahaa 18 xubnood oo Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ku eedeysay musuq maasuq iyo lunsasho xoolo dadweyne.

Bayaan uu soo saaray ayuu ku sheegay eedeyntan loosoo jeediyay in ay tahay mid siyaasadeysan oo xafiisyada lagu go’aamiyay, iyadoo la hiigsanayo jago iyo shaqo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here