Aadan Madoobe oo Guddi u Saaray Heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumaddu usoo gudbisay Golaha Shacabka.

Guddigan oo ka kooban shan xubnood ayaa waxay kasoo talo bixindoonaan heshiiska xukuumaddu gashay, kaddibna baarlamaanka ayay dib ugusoo celin doonaan  talo bixintooda.

Magacaabidda guddigan ayaa timid xilli baarlamaanka uu aad isugu kkhilaafsan yahay heshiisakan oo meesha ka saaraya hannaanka ay ku dhisnayd dowladnimada Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here