Al-shabaab oo Ka Hadlay Hoobiyayaasha Laga Maqlay Muqdisho

0

Al-shabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda Weerarkii Hoobiyayaashii ahaa saakay laga maqlay magaaladda muqdisho.

Qoraal ay Al-shabaab ku baahisay bogga ay Internet-ka ku lee yihiin ayey waxa ay ku shegeen in saakay ay tiro Madaafic ay ku garaceen Villa Soomaaliya.

Tirada Hobiyeyaasha oo gaarayay ilaa iyo 3 Hoobiye, ayaa mid ka mid ah waxa uu ku dhacay guri ay deggan yihiin dad shacabka ah oo ku yaalla Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir,  waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here