Akhriso:-Dowladda Soomaaliya oo u Yeertay Danjiraha Soomaaliya ee Qadar

0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa u yeertey danjiraha Soomaaliya ee Qadar, Cabdirisaaq Faarax Cali, sidda ay muujineyso warqad wargelin rasmi ah.

Marwo Ruun Saciid Karsheel ayaa loo magacaabay in ay sii—haaye kasii noqoto safaaradda. Talaabadan ayaa kusoo aadaysa xilli madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud ay booqasho uga bilaabatay Dooxa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here