Akhriso;-War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Madaxda Wadamada Safka Hore

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed.

War-murtiyeed shirka laga soo saaray ayaa lagu sheegay inay madaxda ay isla garowsadeen baahida loo qabo iskaashi sare loogu qaadayo garab is-taagga dagaalka ay Soomaaliya kula jirto Al-Shabaab.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhaxashay shirkan:

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here