Nabadoon Kasoo Jeeda Magaaladda Cadaado oo Lagu Dilay Muqdisho

0

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa xaafada baar ubax ee degmada Howlwadaag waxay ku dileen nin shacab ah

Cumar Shiikh C/llaahi ayaa geeriyooday ka dib markii ay rasaas ku fureen dabeyda soo weerartay.

Ragga hubeysan ee dilay marxuumka ayaa ka baxaday goobta.

Weli lama oga sababta loo dilay marxuum Cumar Shiikh C/llaahi iyo cida ka dambeysay inkastoo dilalka noocan ah looga bartay Al-shabaab oo dagaal kula jirta Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here