Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay La Taliyeyaal Cusub

0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay la taliyeyaal cusub

Wareegtooyin ka soo baxay xafiiska Laftagareen ayaa Cabdiraxmaan Cali Gaab waxaa loogu magacaabay la-taliyaha Arimaha Maamul Daadejinta, halka Eng Saalax Sheekh Cismaan loo Magacaabay la-taliyaha Howlaha guud iyo Dib udhiska.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here