Maamulka Galmudug ayaa Degmadda Xarar Dheere ee Gobolka Mudug u magacaabay maamul Cusub.
Qoraal kasoo baxay Wasiirka Arrimaha gudaha ee Maamulka Galmudug Cabdi Waayeel qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in Gudoomiye,gudoomiye ku-xigeen iyo xoghaye u magacaabay u Magacaabay Degmadda Xarardheere.
Arinta layaabka leh ayaa ah in Degmadda Xarardheere ay 10-sano ka badan ay maamulayaan Dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab.


