Dowladda Soomaaliya waxay shaacineysaa in howlgal gaar ah oo ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanka Bukh-aqable ee gobolka Hiiraan lagu dilay 18 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo isugu jira horjoogayaal iyo askar la bartilmaameedsaday.


