Akhriso:-Aadan Madoobe oo Guddi U Magacaabay Dhacdadii Xarunta Golaha Shacabka

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo Kaso talabixiya dhacdadii 07/08/2022.

Tiro xildhibaan ah ayaa buuq ka kiciyay kulankii ugu dambeeyay ee Baarlamaamka kuwaasi oo kasoo horjeeday ansixinta Golaha wasiiradda Cusub.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here