Hoobiyayaal Laga Maqlay Xaafaddo Kamid ah Magaaladda Muqdisho

0

Dhawaqa tiro Hoobiyayaal ahaa ayaa maanta laga maqlay Xaafaddo kamid ah magaalada Muqdisho .

Hoobiyayaasha oo gaarayay ilaa 5-hoobiye ayaa ku dhacay  xaafado ay dad rayid ah dagan yiniin oo ku yaala dhinaca Filorensa Degmadda Warta-nabadda, iyadoo hoobiyayaasha ay cabsi ku abuureen dadka shacabka ah.

Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ayaa sheegay in hoobiyayaasha laga soo tuuray xaafado kamid ah degmada Hodan, halkaasoo ay haatan howlgalo ka wadaan ciidamadda booliska iyo Nabadd sugidda gobolka Banaadir.

Xiliga hoobiyayaasha ay ka dhacayeen ayaa waxaa socday kulanka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here