Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya Oo Beri La Horgeynayo Golaha Shacabka

0

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka ee ah cod u qaadista kalsooni siinta Golaha Wasiirada magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda.

Fariin ka timid Guddoonka Golaha Shacabka ayaa lagu wargaliyay Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in uu jiro kulanka Baarlamaanka Soomaaliya.

“Beri oo Axad ah, taariikhdu tahay 7 August, waxaa jira kulan weynihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya.

Agendaha

1. U codeynta kalsooni siinta Xukuumadda magacaaban iyo barnaamijkeeda,goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa wakhtiga – 09.00 Subaxnimo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here